juudaan
(m.l)

Cudur halis ah oo dadka oogadiisa googooya.

juudaan
(m.l)

(daaw.) Cudur muddo dheer oo uu keeno “mycobacterium leprae”. Wuxuu wax yeelleeyaa maqaarka, dareemayasha iyo xuubka gudaha ka mara xubnaha daloola (mucous membrane). Waxaa laga helaa dalalka cimilada kulul, si toos ah ayaa la isaga qaada.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh juudaan

dabsoon [m.l]
(daaw.) Daawo loo isticmaali jiray daweynta baraska ama juudaanka.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg