juuqi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Neef xoolo ah sabaalin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh juuqi

juuqid [m.f.dh]
eeg juuq².

juuqin [m.f.dh]
eeg juuqi. ld juuqis.

juuqis [m.l]
ld juuqin.

juuqjuuqid [m.f.dh]
eeg juuqjuuq². ld juuqjuuq¹ (2).

juu [Erey Dareen | Exclamation]
ld tuu.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg