juuqin
(m.f.dh)

eeg juuqi. ld juuqis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh juuqin

juuqis [m.l]
ld juuqin.

juuq [m.dh]
1. Hadal yar oo kooban. 2. J. ha dhihin: ha hadlin.

juuq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Hadal yar oo kooban ku tiraabid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg