juuqjuuq
(m.l)

1. Hadal cilaaq ah oo dad dhex mara. 2. ld juuqjuuqid.

juuqjuuq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)

Cid la cilaaqtamid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh juuqjuuq

juuqjuuqid [m.f.dh]
eeg juuqjuuq². ld juuqjuuq¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg