kaadin
(m.dh)ld kaadiyid.
kaadin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg kaadi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaadin ↴
waabariisii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
U w.: inta waagu ka dillaacayo cid ama wax u kaadin. ld waabberiisii. waabberiisii
kaadiyid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg kaadi³. ld kaadin.
hikaadin [m.dh]
ld higgaadin.
qooraar [m.l]
Habka geelu u istaago marka uu kaadinayo.
rakaadin [m.dh]
ld rakaadid.
kaad [m.l]
1. Irridda aqalka xaggiisa gudaha.
2. Labada udub oo aqalka irriddiisa ku
mudan midkood.
kaad [m.dh]
Habeen aan dhaxani jirin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg