kaalay
(f.a)

(kaalaya, w) Agtayda imow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaalay

kaal [m.l] (-lal, m.l)
Warmaha waaweyn nooc ka mid ah.

kaal [m.dh] (-lo, m.l)
1. Fandhaal weyn oo bir ama qori ka samaysan. 2. Dhulmadda labadeeda qalbac midkood. 3. Xoolo la siiyo qof guursaday.

kaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Nin guursadey xoolo siin. ld kaali.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg