kaalo
(m.dh)

Nin guursaday xoolaha la siiyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaalo

kaalori [m.l] (-iyaal, m.l/dh)
(fiis.) K. halbeeg. Xaddiga kulka ee loogu baahdo in uu heerkulka 1 garaam oo biyo ah kor u qaado 1° C (1° K). Halbeegga kaalori beryahan looma adeegsado xisaabinta fisikaad, waxana la qaataa Juul. 1 kaalori =4.1868 juul.

meytakaalo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-aashay, -aashatay)
Meytakaal sameysasho.

kaa [mu.ti.l] (kuwaas, w)
ld kaas(1)

kaa [mu.dhm.ly]
Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee kelida ah. Tus. “Cali wargeyska ayuu iiga kaa qaatay”.

kaa [dk.lh.l] (-kaa)
ld kaaga(2).

kaa [dk.ti.l] (-kaa)
ld kaas(2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg