kabaab
(m.l)

Hilib shiidan oo dhir lagu daray oo inta la kuuskuuso la shiilo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabaab

kabaabyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eeysay)
Meel jirka ka mid ah dareenka ka qaadid.

kabaabyeyn [m.f.dh]
eeg kabaabyee.

kabaabyeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax kabaabyo hayso ahaansho.

kabaabyeysnaan [m.f.dh]
eeg kabaabyeysan. ld kabaabyeysnaansho.

kabaabyeysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kabaabyeys-naan.

kabaabyo [m.dh]
1. Dareen beelidda ku dhacda meel jirka ka mid ah. 2. Daawo la qaato oo jirka ka lumisa dareenka.

kabaabyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Kabaa-byo dareemid.

kabaabyood [m.f.dh]
eeg kabaabyoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg