kabajaa
(m.l)

Xasharaadka duula nooc ka mid ah oo ayaxa isku bahyihiin. ld kabajaan, kobojaa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabajaa

jirriqaa [m.l]
(c.nafl.) Cayayaan kabajaaga la bah ah oo afar lugood iyo baalal adag leh, dooggana cuna; warriiq.

kabajaan [m.l] (-nno, m.dh)
ld kabajaa.

kobojaa [m.l]
ld kabajaa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg