kabash-kabash
(m.dh)

Si dhakhso ah oo kala daadsanaani ku jirto oo loo socdo. ld kabax-kabax.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabash-kabash

kabash-kabashlayn [m.f.dh]
eeg khabash-kabashlee. ld kabax-kabaxlayn.

kabash-kabashlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Si dhakhso ah oo kala daadsanaani ku jirto u socosho. ld kabax-kabaxlee.

kabax-kabax [m.dh]
ld kabash-kabash.

kabax-kabaxlayn [m.dh]
ld kabash-kabash-layn.

kabax-kabaxlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
ld kabash-kabashlee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg