kabash-kabashlee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -leysay)

Si dhakhso ah oo kala daadsanaani ku jirto u socosho. ld kabax-kabaxlee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabash-kabashlee

kabax-kabaxlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
ld kabash-kabashlee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg