kabasho
(m.f.dh)

eeg kabo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabasho

waaqso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Ka w.: dhib ama waxyeello hore ka so kabasho.

sooddoog [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Jiilaal dheer ama abaar waxyeeladeed nur da'ay kaga soo kabasho. ld soodoog.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg