kabasiib
(m.l) (-byo, m.dh)

1. (-byo, m.dh) Tuug aan waxba reebin. 2. (-byo, m.dh) Kaballeef. 3. ld kabasiibid.

kabasiib
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

Cid xadid iyadoon waxba lagu reebin; mooradduug.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabasiib

kabasiibid [m.f.dh]
eeg kabasiib². ld kabasiib¹ (3).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg