kabasiibid
(m.f.dh)

eeg kabasiib². ld kabasiib¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabasiibid

kabasiib [m.l] (-byo, m.dh)
1. (-byo, m.dh) Tuug aan waxba reebin. 2. (-byo, m.dh) Kaballeef. 3. ld kabasiibid.

kabasiib [m.l] (-byo, m.dh)
1. (-byo, m.dh) Tuug aan waxba reebin. 2. (-byo, m.dh) Kaballeef. 3. ld kabasiibid.

kabasiib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Cid xadid iyadoon waxba lagu reebin; mooradduug.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg