kabatol
(m.l)

ld kabatole.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabatol

kabatole [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. Qofka kabaha tola. 2. ld kabatol. Qalabka kabaha lagu tolo mid ka mid ah, oo mudaa weyn u eg.

kobatole [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. Qalabka kabaha lagu tolo oo mudac weyn u eg. 2. Ninka kabaha tola. ld kabatol.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg