kabatole
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

1. Qofka kabaha tola. 2. ld kabatol. Qalabka kabaha lagu tolo mid ka mid ah, oo mudaa weyn u eg.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabatole

kabatol [m.l]
ld kabatole.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg