kabawaar
(m.l)

ld kabawaarid.

kabawaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Roob da'ayey joogsasho. ld kawaweer².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabawaar

kabawaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Roob da'aya joojin (Ilaah).

kabawaarid [m.f.dh]
eeg kabawaar². ld kabawaar¹, kabawaaris, kawaweer¹, kawaweerid.

kabawaarin [m.f.dh]
eeg kabawaari.

kabawaaris [m.dh]
ld kabawaarid.

kabawaaro [m.dh]
Joogsashada roob da'ayaa qayoodo. ld kabawaarid.

kawaweer [m.l]
ld kabawaarid.

kawaweerid [m.dh]
ld kabawaarid.

kawaweeris [m.dh]
ld kabawaarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg