kabaxow
(m.l)

Neef xoolo ah oo aad u gaboobay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabaxow

kabax [m.l]
Meel ciidda laga qaado si ceel iwm looga dhigo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg