kabay
(m.l) (-yo, m.dh)

1. Kabjad. 2. Qalab nafley jabtay lagu kabo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabay

kaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax la kabay ahaansho.

kabayn [m.f.dh]
eeg kabee.

karkabayn [m.f.dh]
eeg karkabee. ld karka-badayn.

nadooc [m.l]
(nax.) Habdhac sarfeed oo hawshiisu tahay in salka (falka ama magaca iwm) la raaciyo kabayaal ama dhammaadyo muujinaya tirada, caynta iyo qofka.

kab [m.l]
1. Qoryaha laf jabtay lagu xiro si ay isu qabsato. 2. In yar oo maro, bir, qoray ah oo wax jabay ama duleeshamay lagu awdo. 3. ld kabid.

kab [m.dh] (-bo, m.l)
Jaamo harag, caag iwm ah oo inta laysku toltolo, cagaha la gashado. ld kob (4).

kab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Wax kala jabay ama kala go'ay kab ku xirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg