kabbaqablee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)

Dareere si aayar ah u cabbid. ld kabbaqublee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabbaqablee

kabbaqableyn [m.f.dh]
eeg kabbaqablee. ld kabbaqubleyn.

kabbaqublee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
ld kabbaqablee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg