kabbaqableyn
(m.f.dh)

eeg kabbaqablee. ld kabbaqubleyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabbaqableyn

kabbaqubleyn [m.dh]
ld kabbaqableyn.

kabbaqable [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
K. ah: shaah, fuud iwm oo aan kululayn, si fiicanna loo kabban karo; qandac; kuljiir. ld kabbaquble.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg