kabbaquble
(m.l)ld kabbaqable.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabbaquble ↴
kabbaqable [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
K. ah: shaah, fuud iwm oo aan kululayn, si fiicanna loo kabban karo; qandac; kuljiir. ld kabbaquble.
kabbaqablee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Dareere si aayar ah u cabbid. ld kabbaqublee.
kabbaqableyn [m.f.dh]
eeg kabbaqablee. ld kabbaqubleyn.
kabbaqableysasho [m.f.dh]
eeg kabbaqabley-so. ld kabbaqableysi, kabbaqubleysasho, kabbaqubleysi.
kabbaqableyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Caano, fuud, shaah iwm aan kululayn kabbasho. ld kabbaqubleyso.
kabbaqublee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
ld kabbaqablee.
kabbaqubleyn [m.dh]
ld kabbaqableyn.
kabbaqubleysasho [m.dh]
ld kabbaqabley-sasho.
kabbaqubleyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
ld kabbaqableyso.