kabbasho
(m.f.dh)

eeg kabbo².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabbasho

fiiqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Hoore aayar kabbasho.

kabbaqableyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Caano, fuud, shaah iwm aan kululayn kabbasho. ld kabbaqubleyso.

qubsii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
Ka q.: hoore hal mar si aayar ah u kabbasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg