kabbaysi
(m.l)ld kabbaysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabbaysi ↴
fiiqtan [m.l]
1. Kabbaysi aayar-aayar ah oo caano loo wadaago. 2. Si tartiib ah oo caano loo dhamo. 3. ld fiiqtamid.
fiiqtan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-amay, -antay; -ami)
1. Kabbaysi aayar-aayar ah caano u wadaagid. 2. Si tartiib ah caano u dhamid.
kabbaysasho [m.f.dh]
eeg kabbayso. ld kabbaysad, kabbaysi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg