kabbayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Dareere kabbo-kabbo u cabbid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabbayso

kabbaysasho [m.f.dh]
eeg kabbayso. ld kabbaysad, kabbaysi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg