kabbis
(m.l)

ld kabbin.

kabbis
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-say, -stay)

ld kebbis².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabbis

degel [m.l] (-llo, m.dh)
1. Saalada xerada ariga ama lo'da ku kabbisanta. 2. Meel muddo badan la degganaa.

dhuldhac [m.l]
1. Kabbiska guriga. 2. Jirro culus oo qof la kici waayo. 3. ld dhuldhicid.

fiiqsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Hoore cid aayar kabbisiin.

kabbin [m.f.dh]
eeg kabbi. ld kabbis¹, kebbin, kebbis¹.

kabbisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld kebbisan.

kabbisid [m.dh]
ld kebbisid.

kabbisii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid caano iwm in uu kabbado u oggolaansho. ld kebbisii.

kabbisiin [m.f.dh]
eeg kabbisii. ld kebbisiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg