kabbisan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)ld kebbisan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabbisan ↴
degel [m.l] (-llo, m.dh)
1. Saalada xerada ariga ama lo'da ku kabbisanta. 2. Meel muddo badan la degganaa.
kebbisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la kabbisay ahaansho (dhisme iwm). ld kabbisan.
kabbis [m.l]
ld kabbin.
kabbis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
ld kebbis².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg