kabbisii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)Cid caano iwm in uu kabbado u oggolaansho. ld kebbisii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabbisii ↴
fiiqsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Hoore cid aayar kabbisiin.
kabbisiin [m.f.dh]
eeg kabbisii. ld kebbisiin.
kebbisii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld kabbisii.
kebbisiin [m.dh]
ld kabbisiin.
kabbis [m.l]
ld kabbin.
kabbis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
ld kebbis².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg