kabboo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-ooday, -ootay)

Kabbo sameyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabboo

kabbood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg kabboo.

kabbood [m.l] (-dyo, m.l)
Lebbis qaab shaati leh qariya qoorta ilaa lawga, qaro uu dhaxanta ku celiyana leh.

kabboosho [m.dh]
In yar oo caano, biyo iwm ah oo mar afka lagu qaado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg