kabbood
(Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine)

eeg kabboo.

kabbood
(m.l) (-dyo, m.l)

Lebbis qaab shaati leh qariya qoorta ilaa lawga, qaro uu dhaxanta ku celiyana leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabbood

kabbo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar oo kol afka lagu qaado. 2. Qasac yar oo lagu cabbiro, saliid, gaas iwm.

kabbo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-baday, -batay)
Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar kol afka ku qaadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg