kablakac
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

1. K. ah: qof aan aad u fekerin. 2. K. ah: rayska kabta raaca.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kablakac

kabalafuq [m.l]
Roob aan badnayn oo rayskiisu ku egyahay inta kabta soo raacda; kablakac.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg