kabrar
(m.l)

1. Roobka badan ee da'a marka guga roobyaraan looga baqayo xilligii dhammaado. 2. Xalxal; barar.

kabrar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Nabar caalirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabrar ↴

kabrarid [m.f.dh]
eeg kabrar².

kabrarro [m.dh]
Geed quwaax gaaban, xagarka u eg oo leh asal wanaagsan. ld gabrar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg