kabrarid
(m.f.dh)

eeg kabrar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabrarid ↴

kabrar [m.l]
1. Roobka badan ee da'a marka guga roobyaraan looga baqayo xilligii dhammaado. 2. Xalxal; barar.

kabrar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Nabar caalirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg