kabriid
(m.l) (-ddo, m.dh)

Qoryo yaryar oo afka baaruud ku leh, oo markii meel lagu xoqo deb bixiya; qaraf; tarraq. ld kebriid, kibriid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabriid

kebriid [m.l]
ld kabriid.

kibriid [m.l]
ld kabriid.

tarraq [m.l] (-qyo, m.dh)
Qoryo yaryar oo la farsameeyey oo afka baaruud ku leh; kabriid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg