kabsar
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

Nagaar caleemo yaryar oo cunnada lagu udgisto. ld kabsaro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabsar

qaabuuli [m.l]
1. Bariis yaryar, macaan oo hindiya laga keeno. 2. Bariis lagu daray xawaaji, kabsar, geed kuleyl iwm.

kabsaro [m.dh]
ld kabsar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg