kabuubyo
(m.dh)

Dareemaha xubnaha jirka midkood oo is dhimma waxyeello darteed lana dareemo jiriiricyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabuubyo

kabuubyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Kabuub-yoo dareemid.

kabuubyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg kabuubyoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg