kacaamee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -maysay)

1. Cid kacaan ka dhigid. 2. Wax cusbooneysiin. ld kacaami.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kacaamee

kacaamayn [m.f.dh]
eeg kacaamee. ld ka-caamin.

kacaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld kacaamee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg