kacaami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld kacaamee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kacaami

kacaamee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
1. Cid kacaan ka dhigid. 2. Wax cusbooneysiin. ld kacaami.

kacaamid [m.f.dh]
eeg kacaan². ld kacaan¹ (4).

kacaamin [m.dh]
ld kacaamayn.

kacaan [m.l]
1. Isbeddel hawada gala oo keena kuleyl iyo daruuro badan oo muujinaya saadaal roob. 2. Isbeddel siyaaso, dhaqaale iyo bulsho oo qaran gudihiisa ku dhaca; tawrad. 3. Hiyikaca ku dhaca qof safar raba inuu galo. 4. ld kacaamid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg