kacdimi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Faras kacdin cayrin. 2. Faras kacdin gelin. ld kactimi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kacdimi

kacdimid [m.f.dh]
eeg kacdin². ld kacdin¹, kactin¹.

kacdimin [m.f.dh]
eeg kacdimi. ld kactimin.

kacdin [m.l]
1. Orodka fardaha billowga ilaa iyo inta uu ka xiiqaayo. 2. Booddada hore oo farasku orodka billaabaayo. ld kacdimid.

kactimi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld kacdimi.

kactimin [m.dh]
ld kacdimin.

kactin [m.l]
ld kacdimid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg