kacdimid
(m.f.dh)

eeg kacdin². ld kacdin¹, kactin¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kacdimid

kacdin [m.l]
1. Orodka fardaha billowga ilaa iyo inta uu ka xiiqaayo. 2. Booddada hore oo farasku orodka billaabaayo. ld kacdimid.

kactin [m.l]
ld kacdimid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg