kacdin
(m.l)

1. Orodka fardaha billowga ilaa iyo inta uu ka xiiqaayo. 2. Booddada hore oo farasku orodka billaabaayo. ld kacdimid.

kacdin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-imay, -intay; -imi)

Faras kacdin ordid. ld kactin².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kacdin

kacdimi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Faras kacdin cayrin. 2. Faras kacdin gelin. ld kactimi.

kacdimid [m.f.dh]
eeg kacdin². ld kacdin¹, kactin¹.

kactin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-imay, -intay; -imi)
ld kacdin².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg