kacdood
(m.l)

1. Dib u caaliridda nabar la moodaayay in uu bogsooday dib u caaliro. 2. ld kacdoodid. ld kacdoon.

kacdood
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Nabar inuu bogsaday la moodayey caalirid. ld kacdoon².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kacdood

kacdoodid [m.f.dh]
eeg kacdood². ld kac-dood¹, kacdoomid, kacdoon¹.

kacdoomid [m.dh]
ld kacdoodid.

kacdoon [m.dh]
ld kacdoodid.

kacdoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
ld kacdood².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg