kacdoon
(m.dh)

ld kacdoodid.

kacdoon
(m.l)

(taar.) Bannanbax lama filaan u dhaca ay la socoto xasillooni daro laguna diiddanyahay siyaasad dal laguna doonayo isbeddel siyaasadeed.

kacdoon
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

ld kacdood².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kacdoon

gadood [m.l]
1. Lo'gisi iwm weeyraxa ay sameeyaan. 2. Kacdoon dad badani sameeyaan, iyagoo si adag uga dhiidhiyaya wax ay diiddanyihiin. 3.ld gadoodid. ld gedaad¹, gedood¹, gidaad¹.

kacdood [m.l]
1. Dib u caaliridda nabar la moodaayay in uu bogsooday dib u caaliro. 2. ld kacdoodid. ld kacdoon.

kacdood [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Nabar inuu bogsaday la moodayey caalirid. ld kacdoon².

kacdoodid [m.f.dh]
eeg kacdood². ld kac-dood¹, kacdoomid, kacdoon¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg