kacsi
(m.l)

Dareenka rabidda galmo. ld kac-sasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kacsi

deeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Qof cayrtoobid. 2. Qoor kacsi dartiis la caatoobid. 3. Fardo fuulid.

kacsasho [m.f.dh]
eeg kacso. ld kacsad, kacsi.

kacso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Kacsi dareemid. 2. Wax fadhiya istaagsasho.

qooq [m.l]
1. Xoolaha lab siiba awrta sida ay noqdaan xilliga ay diyaar u yihiin inay wax abaahiyaan. 2. Ciyaar; dheel. 3. Kacsi. 4. Kibir; islaweyni.

kac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -kici)
1. Istaagid, joogsasho, sarakicid. 2. Maalbeelid, khasaarid. 3. Roob da'ayey qaadid. 4. U k.: tegid, aadid. 5. Ula k.: kas u yeelid; maagid. 6. Ku k.: yeelid, samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg