kactin
(m.l)

ld kacdimid.

kactin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-imay, -intay; -imi)

ld kacdin².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kactin

kacdimid [m.f.dh]
eeg kacdin². ld kacdin¹, kactin¹.

kacdin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-imay, -intay; -imi)
Faras kacdin ordid. ld kactin².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg