kadaalli
(m.l)

Jiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasillooni la'aan awgeed.

kadaalli
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iyay, -iday; -iyi)

Jiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasilooni la'aan awgeed.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kadaalli

kadaalliyid [m.f.dh]
eeg kadaalli².

kirtan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Xoolo jirkooda waxaysan rabin taabteen kadaalliyid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg