kadabshiir
(m.l)

Naasleyda nooc ka mid ah oo dabaggaallaha u eg kase madow, koox-kooxna u socda oo dudumooyinka gala. ld kadafjiir, kadafshiir.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kadabshiir

kadafjiir [m.l]
ld kadabshiir.

kadafshiir [m.l]
ld kadabshiir.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg