kadaf
(m.l)

Bahal dhirxagata ka mid ah oo dabaggaallaha u eg.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kadaf

kadabshiir [m.l]
Naasleyda nooc ka mid ah oo dabaggaallaha u eg kase madow, koox-kooxna u socda oo dudumooyinka gala. ld kadafjiir, kadafshiir.

kadafjiir [m.l]
ld kadabshiir.

kadafshiir [m.l]
ld kadabshiir.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg