kadalloob
(m.l)

1. Fadhi aan salka dhulka lagu hayn oo cagaha keliya lagu fadhiyo. 2. ld kadalloobid.

kadalloob
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

Fadhi aan salka dhulka lagu hayn fadhiyid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kadalloob

fanqooq [m.l]
1. Wax meel uu ku dhegganaa ka soo fuqay laakiin weli meel yar ka haysta. 2. Fadhi aan salka dhulka lagu hayn; kadalloob. 3. Wax meeshi ay saarnaayeen in yar kor uga kacay. 4. ld fanqooqid.

fanqooq [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Wax meel ay saarnaayeen ama ku dhegganaayeen in yar kor uga kicid. 2. Kadalloob u fariisasho.

kadalloobi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Kadalloob u fariisin.

kadalloobid [m.f.dh]
eeg kadalloob². ld kadalloob¹ (2).

kadalloobin [m.f.dh]
eeg kadalloobi.

kadalloobsad [m.l]
ld kadalloobsasho.

kadalloobsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Cid kadalloobay ahaansho. 2. Cid degdegsan meel u socota ahaansho.

kadalloobsanaan [m.f.dh]
eeg kadalloobsan. ld kadalloobsanaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg