kadalloobi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Kadalloob u fariisin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kadalloobi

kadalloob [m.l]
1. Fadhi aan salka dhulka lagu hayn oo cagaha keliya lagu fadhiyo. 2. ld kadalloobid.

kadalloobid [m.f.dh]
eeg kadalloob². ld kadalloob¹ (2).

kadalloobin [m.f.dh]
eeg kadalloobi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg